4 Sababaha Waaweyn ee Dhiiga Kaadita

Infections

Caabuqa kelyaha iyo caabuqa kaadi mareenka ayaa ah sababaha ugu waaweyn ee keena dhiiga kaadida

Dhibaatooyinka Kelyaha

Caabuqa unugyada kelyaha ama filtarrada waxay keeni karaan muuqaalka dhiigga kaadida

Prostate-ka oo weynaada

Qanjirka 'prostate' oo weyn ayaa cadaadis saaraya kaadi mareenka taasoo keenta in dhiig uu soo baxo

Dhagaxa Kelyaha

Dhagxaanta kaadiheysta iyo kelyaha waxay sidoo kale keeni karaan dhiig inuu ka soo baxo kaadida

Wixii macluumaad dheeraad ah, Riix halkan

Read More